Connect with us

Fariin Jaceyl

Farriin Calool Xumo Ah : Ku Nooloow Farxadda Qalbi Jabkeyga

Published

on

Waxaan rabi lahaa inaad mar dareento waxa aan kuu qabo,haseyeeshee aad ayey kugu adkaatay inaad tijaabiso marxaladaas.

Hadey kula tahay nafta bini aadamka sida ciyaaraha game-ka waad qaldan tahay xabiibi,naf ku aamintay abaal loogama dhigo qiyaano, Lamana dhaawaco qalbi kuu furay albaabadiisa in aad naxariis kula noolaato,haseyeeshee waqti badan ayey qaadaneysaa dad badan oo qalbiyadooda uu hogaamiyo dhaldhalaalka hore ee indhaha soo jiita.

Waa xaqiiq weynoo kala dhamaaray ka faa’iideyso xanuunka aan qabo,kuna nooloow farxada qalbi jabkeyga.

Copyright © 2020 Arimaha Bulshada