Waxaa jira calaamado dhowr ah oo kuu muujin kara in xariirkaada Jaceyl aheyn mid wacan kuna socda fashil, waxa ayna Arimahabulshada.com kuula talineysaa in haddii aad arimahaan aragto in aad foojignaan yeelatid
1- Haddii aad dareemeyso cidlo xilli lamaanahaaga
nolosha uu kula joogo
2- Haddii aad dareemeyso in aad tahay qof aan la
jecleyn
3- In aad dareemeyso in xariirkiina uu ku sii dhacayo
god ayna suura gal tahay in sabab waliba uu u soo
dhamaan karo .
4- In aad weyso dareemaha kalsooni iyo xasilooni .
5- In aad Nafis dareemeyso iyadoo lamaanahaaga
nolosha kula joogin
6- Haddii aad dareento in aysan jirin mowduucyo
idinka dhaxeeya oo aad ka wada hadashaan, dhab
ahaan, Arimahabulshada.com waxa ay ku leedahay , tani waxa ay muujineysaa in sheekadiina yar tahay waana cudur arintaan
7- In aadan dareemin farxad marka aad wada
hadleysaan .
8 – Shaki joogto ah .
9- Tix gilin la`aan