Connect with us

Arimaha Galmada

Waqtigee Ugu Fiican Kulanka Naxariista ,Maxaana Laga Dhexlaa Oo Faa`idooyin Ah?.

Published

on

Lamaane waliba waqti ayaa u wacan , qaarkood waxa ay aamisnan yihiin in kulanka naxariista uu wacan yahay aroortii ,qaarna galabtii qarnaa habeenkii

Balse haatan qubarada alcarabiya.com ayaa xuseysaa in waqtiga ugu wacan ee kulanka sariirta ay tahay aroortii waxaana u sabab ah faa`idooyin caafimaad oo ku jira waqtigaas

Faa`idooyinka kulanka aroortii ee labada lamaane ayaa ah in uu yareeyo welwelka iyo madax xanuunka.

Sidoo kale waxa uu si wacan uga shaqeysiiyaa waregega dhiiga waxa ayna haweenka si gooni ah uga qaadaan dhal-dhalaal iyo qurux

Sidoo kale waxaa waqtigaas laga dhexlaa deganaan neerfaha ah iyo farxad.

Copyright © 2020 Arimaha Bulshada